SIMINAARADA DUMARKA LOO QABTO 

Kadoodida arimaha furaha u ah dumarka taas ayaa ah ujeedka siminaarkayaga labadii isbuucba mar laqabto waxaad fursad u helaysaa inaad wax kabarato caruurta, Caafimaadka, Horumarinta nafsadaada iyo in badan oo kusaabsan nolol wanaagsan. Waxaad lakulmi doontaa hawl wadeenada xafiiska SASA ama dad kale oo ay shaqo nagala dhexeyso oo kasocda Ururada kale si ay kaaga haqab tiraan hadba mawduuca laga doodayo.

KHAMIIS DHAAF 

2 DUHURNIMO ILAA 4 TA CASARKII