LUQADDA INGIRIISIGA EE DADKA WAA WEYN.

Barashada luqadda waddanka looga hadlo waa furaha dhexgalka bulshada.
Waxaan fursad  wanaagsan si aad u hormariso luqadaada ingiriisiga.
Macallinkaaga Sadaam ayaa kaa caawinaya kaana haqab tiraya Qorista iyo Fahmidda naxwaha iyo sheekeysiga luqadda ingiriisiga.
Imo woo kusoo dhawow kuna soo biir fasalka.

Isiin ilaa Khamiis

8:30 subaxnimo  -9:30 subaxnimo
2 duhurkii- 4 casarkii
bacadal maqrib.