FASALKA CARUURTA

Markasta oo ay waxbarashaadu wacnaato shaqaadana wey wacnaanaysaa.

Taas ayaa ah tusaalaha aan hiigsanyno barista caruurta.

Imaanshaha caruurta ee Koonfur Afrika badanaa waxaa jira daldalool dhanka iskuulada iyo aqoonta ardayda hadaba anagoo lashaqeenayna macallimiin khibrad u leh ayaan ardaydiina kahaqbtiranya sidii ay ola qabsan lahaayeen hanaanka waxbarasho ee dalkaan wiilal iyo gabdhaba.

ISNIIN ILAA KHAMIIS: 

9 SUBAXNIMO- 12 DUHURKII
FRIDAY: 9 SUBAXNIMO - 11 BARQADII