DHALINYARADA IYO CIYAARAHA

Ciyaaraha uma baahna hadal badan iyadaa luqad gooniya ah aduunkoo dhanna lagayaqaanaa.

Sidaas darteed ayaan uqabanaa tababar kubada cagta ah isbuucii laba jeer iyo hal mar bishii oo ah ciyaar saaxiibtinimo dhalinyaro soomaaliyeed iyo ku Koonfur afrikaba wey ku kulmaan ciyarahayaga.



Jimcada iyo Sabtida  

7da fiidnimo ilaa 9ka fiidnimo