ku saabsan SASA

Lagasoo bilaabo 1996 dii waxaay SASA ku howlaneed caawinta qoxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan konfur afrika.Waxaan ka furan xafiisya badan wadanka daafihiis sida Cape Town, Johannesburg, Pretoria iyo meela kale si aan ooga qeyb qaadano shaqsiga qoxootiga ah ee Soomaaliyeed in aan ka caawino waxa uu ku dhibanyahay.Wax yaabaha ay xafiisyada bixiyaan waxaa kamid ah baridda luuqada ingiriiska,arimaha sharciyada lugu dhibanyahay iyo xitaa taagerida ciyaaraha dhalinyarada.Fadlan bogga SASA kala soco howlahaas iyo kuwa kale oo badan,hadii kale fadlan tag xafiiska SASA ee kugu dhaw si aad ooga faa’iideysato barnaamijyada kafulo xafiisyada SASA.