FASALKA CUMBUUTARKA

Helida shaqo fiican, raadinta meel aad degto ama gaari aad wadto  inta badan waxaad u baaahantahay inaad isticmaasho interneetka.

Barashada kombuutarka ayaa fure u ah waxbadan.

Baro macallinka kombuutarka C/xakiim Xuseen

Kuna soo biira fasalka ee xafiiska SASA




ISNIIN ILAA ARBOCO IYO MAALINTA JIMCAHA AH
12 DUHURKII ILAA 10 FIIDNIMO