BARNAAMIJKA LOOGU TALA GALAY ARDAYDA ISKUULEYDA AH.

Ma u baahantahay in lagaa caawiyo leyliga iskuulka? Ma jeceshahay inaad ardayda kale is aragtaan? Imow xafiiska SASA kana qeyb qaado barnaamijkaan loogu tala galay ardayda iskuuleyda ah.

Isniin ilaa Jimce

4 casarkii ilaa 6 da galabnimo