FASALKA XARQAANKA/DAWAARKA

Sameynta cabirada, jarista dharka,isticmaalka xarqaanka  waa qeyb yar oo kamida khibrada aad kabaranayso fasalka xarqaanka.

Adoo kabilaabaya barashada sida loo tolo waxyaabaha yaryar marka aad dhameyso xarqaanka waxaad awood u yeelanaysaa inaad toloto dharkaaga.

Baro macallimadayada Speciose fasalkana kusoo biir.

TALAADO ILAA KHAMIIS

9 subaxnimo ilaa 11 ka barqadii.

11 ka barqadii ilaa 1 da duhurnimo

2 da duhurnimo ilaa 4 ta casarkii

Waa xiliyada fasalada xarqaanka kii kuu fudud kusoo biir.