SIMINAARADA KUTIIRSANAANTA NAFTAADA 

Inaad timaado waddan kugu cusub wax kastana ay kugu cusub yihiin gaar ahaan dad kala duwan waa nolol adag. Siminaarkayaga bishiiba laba jeer laqabto wuxuu kaa caawinayaa sidii aad ula qabsan lahayd nolosha cusub ee koonfur afrika waxyaabaha aan kaa caawinayno waxaa kamid ah Caafimaadk, Guryaha,Xuquuqda dadka qaxootiga ah ay leeyihiin iyo waxyaaba kaloo badan. Imow xafiiska SASA kana qeyb qaado siminaarada lana kulan Faadumo Abukar.

KHAMIIS DHAAF 

12 DUHURNIMO ILAA 2 DUHURNIMO