Hoolwadeennada xafiiska SASA ee Cape Town aad ayey ugu faraxsanyihiin in ay idiin hagar baxaan si aad oga faaiideysataan qeybaha kala duwan sida wabarashada tababarada iyo kulamada kuwaas oo lagu qabto xafiiska iyo meelaha muhiimka ah ee deegaanada ay u badanyihin Soomaalida.

Hoos usoco si aad u aragto hawlaha kala duwan ee aan idiin diyaarinay ama daawo muuqaalka.

  • Fasalka Luqadda Ingiriisiga ee dadka waa weyn
  • Fasalka caruurta.
  • Barashada xarqaanka/dawaarka.
  • Barnaamika ardayda iskuuleyda ah iskuulka kadib.
  • Dhallinta iyo Ciyaaraha.
  • Tababarada Haweenka.
  • Sharciyada.
  • Barida iyo lawadaagida habganacsiga wanaagsan.
  • Dood wadaaga Bulshada.