ARIMAHA LAXIRIIRA SHARCIYADA 

Wax dhiba maku qabtaa shacigaaga ama asaylamkaga ? ama magaranaysid tilaabda ku xigta ee aad qaadaysid marka Xafiiska SASA iyo Scalabrini ayaa iska kaashanaya si loo caawiyo dadka dhibaatooyinka ceynkaas ah soo foolsaara

ARBACA DHAAF 

10 KA SUBXANIMO ILAA 1 DA DUHURNIMO