Welcome post
        
            November 3, 2017 at 11:48 am,
                                                
                                            No comments
                                        
                            
                    
    
    Waxaan leenahay bog cusub! Aad ayaana ugu faraxsanahay inaan kuu soo bandhigno bogayaga cusub! Halakan ayaad ka heleysaa wax kasta oo kusaabsan waxa aan qabano siminaarda, hawlwadeenada xafiiska iyo waxyaabaha ugu cusub ee markaa kasocda xafiiska.
Haw wadeenka xafiiska SASA