FASALKA XARQAANKA/DAWAARKA
Sameynta cabirada, jarista dharka,isticmaalka xarqaanka waa qeyb yar oo kamida khibrada aad
kabaranayso fasalka xarqaanka.
Adoo kabilaabaya barashada sida loo tolo waxyaabaha yaryar
marka aad dhameyso xarqaanka waxaad awood u yeelanaysaa inaad toloto dharkaaga.
Baro macallimadayada Speciose fasalkana kusoo
biir.
TALAADO ILAA KHAMIIS
9 subaxnimo ilaa 11 ka barqadii.
11 ka barqadii ilaa 1 da duhurnimo
2 da duhurnimo ilaa 4 ta casarkii
Waa xiliyada fasalada xarqaanka kii kuu fudud
kusoo biir.